Xildhibaan dowladda ka codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo oo la waayay

Xildhibaanad Faadumo oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa laamaha ammaanka ee dowladda ka codsatay in ay raadiyaan darawalkii Madaxweyne hore Farmaajo oo maqan 8-maalmood. Waxa ay sheegtay xildhibaanada in darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo lagu magacaabayay Sahal Maxamed Xirsi aysan heyn war iyo wacaalkii muddo sideed maalin ah, waxa … Continue reading Xildhibaan dowladda ka codsatay in ay la raadiyaan Darawalkii Farmaajo oo la waayay